Mooshin Xil ka qaadis ah oo goordhaw laga gudbiyay Madaxweynaha Galmudug

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo goordhaw Shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa waxa ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Xildhibaanada Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay Xaaf in uu ku xad gudbay dastuurkii u yaalay maamulkaasi, waxa ayna sheegeen in uu sameeyay dastuur … Continue reading Mooshin Xil ka qaadis ah oo goordhaw laga gudbiyay Madaxweynaha Galmudug